Madaxweynaha KGS oo magacaabay Guddi xiriiriya dawladiisa &Ururada & hay’adaha Islaamka ee aan dawliga ahayn

11 Agoosto 2015 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan ayuu lku magacaabay gudi xiriiriya dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Ururada iyo Hay’adaha Islaamka ee aan dawliga ahayn.

Gudigaan ayaa ka kooban sadex xubnood oo uu kamid yahay Daa’uud Maxamed Lugyare oo ah Wakiilka Gudiga joogtada xiriirka KGS iyo Ururadaha iyo Hay’adaha Islaamka ee aan dawliga ahayn.

Hoos ka akhri Magaabista madaxweyne Shariif Xasan

46b

Puntlandes.com

 

About The Author