Akhriso: Warsaxaafadeedkii ay Gudoonka Baarlamanka DFS ku aqbaleen Mooshinkii Xasan Sheekh laga keenay

14 Agoosto 2015 (Puntlandes) Gudoonka Baarlamaanka ayaa aqbalay Mooshinkii ay Xildhibaanada DFS ka keeneen madaxweynaha DFS Xasan Sheekh. Gudoonku waxa uu Warsaxafadeedkiisa ku sheegay inay Mooshinka soo gudbiyeen 93 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka DFS ayna diwaangeliyeen 12kii Agoosto 2015.

49c

Warsaxafadeed ka soo baxay guddoonka Baarlamanka DFS oo nuqul ka mid ah la soo gaaray Warbaahinta Puntlandes ayaa u qornaa sidan.

49d

Puntlandes.com

About The Author