Daawo Video: Prof Galayr oo Buuhoodle kusoo noqday 11 bilood oo dibad wareeg ahaa kadib

14 Agoosto 2015 (Puntlandes) Prof Cali Khaliif Galayr oo ah madaxweynaha maamulka Khaatumo ayaa magaalada Buuhoodle kusoo noqday maanta isagoo ka maqnaa Degaanada SSC ee Puntland 11 bilood oo dibad wareeg ahaa Prof-ku.

Prof Galayr waxa uu Buuhoodle ka dhoofay 20kii Oktoobar 2014, halkan ka akhriso Warbaahinta Puntlandes oo qoraalkii ay ka qoetay markuu dhoofay, wuxuuna waqtiga intiisa badan ku sugnaa Xamar oo uu tagay 23kii desember 2014, Cali wuxuu iminka kasoo kicitimay Xamar oo uu ku sugnaa intaas.

49g

Mar uu maanta Taageerayaashiisa oo kusoo dhaweeyey uu kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Buuhoodle ayuu wuxuu Prof Galayr sheegay inay hawl cusub oo midna DAGAAL lagu raadinayo midna Nabad lagu raadinayo ay u taalo, wuxuuna Prof-ku qiray inay maamulkiisa ku jirtay Habacsanaan.

Prof Galayr waxaa kaloo uu sheegay inay Diyaarada u saarnaayeen “Qalan fara badan” oo ka sheegay Daawo ay DFS ugu deeqday iyo Imigratin wixii loogu talagay

Daawo Prof Galayr oo Buuhoodle soo gaaray

Puntlandes,com

About The Author