Axmed Madoobe oo ku guulaystay Doorashada Madaxtinimada Jubaland

15 Agoosto 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta sidii la filayey cod aqlabiyad leh ku guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo helay 68 cod.

Musharixii ku xigay wuxuu helay 2 cod,  halkaas ayey maanta Jubaland uga baxday ku meel gaar imadii ayna km noqotay dawlad rasmiya oo xubin ka ah Federaalka Soomaalya.

Puntlandes.com

About The Author