Daawo Sawirada Amin Amir ee Xasan Sheekh & waxa ka haysta Mooshinka laga keenay

16 Agoosto 2015 (Puntlandes)  Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Amir ayaa soo bandhigay Sawiro ka tarjumaya Xasan Sheekh & waxa ka haysta Mooshinka ay Xildhibaanadu ka keeneen.

Sawirkan hoose waa Faarax oo aamusinaya Xasan una balanqaaday inuu ka badbaadin doono Mooshinka iyo Cumar oo aan waxba ahayn…..

50c

Sawirkan hoose wuxuu muujinayaa Xasan oo lacag marakan ay bandaadin wayday

50d

 

 

 

About The Author