Daawo Video: Prof Galayr oo Tuulada Balicad lagu soo dhaweeyey

20 Agoosto 2015 (Puntlandes) Prof Cali Khaliif Galayr ayaa waxa uu ka hadlay maruu ka hadlayey soo dhawayn loogu sameeyey Tuulada Balicad waaayo waayo markuu Geel ku raaci jiray meesha Balicad ah oo aan dad daganayn.

49g

Prof Galayr ayaa kasoo tagay magaalada Buhoodle oo uu ku sugnaa maalmihii u dambeeyey isagoo aan meel Fagaare ah kala hadlin dadka reer Buuhoodle iyadoo ay xusid mudan tahay inuu Boohoodle isna soo gaaray Xaglotoosiye oo si wayn loogu soo dhaweeyey.

Daawo Prof Galayr

Puntlandes.com

About The Author