Dhagayso: GAAS oo Miisaaniyada Dawlada PL sir ka dhigay

22 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS ayaa mar uu ka hadlayey Dood ay soo qabanqaabisay Hay’ada HAYAAN waxa uu sheegay inay Tahay Sir in la ogaado Misaaniyada ay ku shaqayso dawlada Puntland.

1680

Aqooneey Xaal qaado waa kaas Pofosorkii Jaamacadda Maraykanka Cilmiga Dhaqaalaha ka dhigayey, Internetka waxaad ka Googel garayn kartaa wadan walba Miisaaniyadiisa inta ay tahay iyo qaybahay ka kooban tahay sida:

  • Waxbashada
  • Caafimaadka
  • Difaaca
  • Iyo kuwo kale

GAAS na wuxuu maanta lasoo shir tagay waa Sir in ay Canshuur bixiyaasha reer Puntland ogaadaan waxa ay ku baxdo Canshuurtoodu, ma waan la oran karin micnuhu waa ha i ogaanina sida aan wax u maamulo iyo meesha Dhaqaaluhu ku baxo iyo waliba sido loo Qoondeeyo?

Dhagayso GAAS


Puntlandes.com

About The Author