Daawo Video: Prof Galayr oo waraysi ku bixiyey meesha uu iminka u ah Xarun

24 Agoosto 2015 (Puntlandes) Prof Cali Khaliif Galayr oo kasoo baxay magaalada Buuhoodle xaruna ka samaystay Tuulada Bilicad ayaa waraysi uu bixiyey uga hadlay Xaglotoosiye iyo Safarkii uu ku yimid Buuhoodle iyo eedayn uu u jeediyey Puntland.

49g

Prof Galayr ayaa sheegay in Taageero badan uu ka haysto dadka dega Koonfurta Gaalkacyo ilaa Xamar isagoo weerar afka ah ku qaaday Puntland sidii caadada u ahayd.

Dhanka kale Prof Galayr ayaa maruu ka hadlayey Puntland iyo Somaliland wuxuu yiri “Haday wax noo wadaan waan ka qaadanaynaa, ileen Gaalaba waan ka qaadanaaye”

Daawo Prof Galayr

Puntlandes.com

About The Author