Akhri: Qoraalkii Barlamanka PL ku diidey ciidamo AMISOM in la keeno PL

24 Agoosto 2015 (Puntlandes)  kadib markii uu ogolaaday madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS in la keeno Ciidamo ka socda AMISOM ayey Baarlamaanka Puntland gudigiisa joogtada ah waxay saareen Go’aan ay ku  diidayaan in ciidamo ka socda AMISOM la keeno Puntland.

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxaa uu soo gaarey Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Puntland, hoos ka akhri qoraal ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay arrintan:

GAAS oo ogolaaday & Barlamanka Puntland oo diidey in AMSOM la keeno Degaanakooda

58b

About The Author