Qiyaano Qaran: Nuxurka Qudbadii Dr Gaas ee 1 da Agoosto

0

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwaeli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay, 01-08-2014 oo ku beegnayd sanadguuradii 16 naad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland, ka jeediyey hoolka Baarlamaanka Puntland.

Aqoonyahanada iyo dadka waxgaradka ah waxay u fadhiýeen oo ka sugayeen madaxweynaha (waaba haddii uu isbedelaye) in uu aad uga hadlo isku dayga dhac ee Villa Xamar wado inay ku dhacdo Gobolka Mudug oo tiir dhexaad u ah Puntland. Wixii laga sugayey oo ahaa in uu ka hadlo siyaasadiisa cusub ee ku wajahan xiriirka Xamar, In uu la hadlo Baaq adagna u diro beesha caalamka oo wax ka saxiixday heshiis ku sheega.

 

Wuxuu galay gabay iyo geeraar xataa afkiisa ma soo marin go,aankii maaweelada ahaa ee uu shaacyey habeenimadii 31-07-2014. Hal mar masoo hadal qaadin beesha caalamka. Waxaa faafaahin dheeri ah akhrisan kartaa Puntlandes falanqaynta Todobaadka iy Puntland

 

 

Halkaan ka daawo qudbadii Gaas (ka bilow daqiiqada 14:37).

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *