Dawlada Soomaaliya oo xaqiijisay in Hogaamiyihii Koonfurta Yemen lasii mariyay Muqdisho

13 Jan 2026 (Puntlandes.com) Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Hogaamiyihii Koonfurta Yemen la sii mariyay magaalada Muqdisho, iyadoo ku dartay in diyaarad kasoo qaaday magaalada Berbera.

Wasiirudawlaha Arrimaha Dibadda ee dawladda Federaalka Cali Balcad ayaa qiray in hoggaamiyihii Koonfurta Yemen la marsiiyay Soomaaliya, ayna Imaaraadku isticmaaleen hawada Soomaaliya.

About The Author