Wasaaradda Gaashaandhigga JFS oo sheegtey in ciidanka Danab ee Puntland ay xilligan ka tirsan yihiin Ciidanka Xoogga ee SNA
14 Jan 2026 (Puntlandes.com) Wasaaradda Gaashaandhiga DFS ayaa sheegtey in ciidanka Danab ee Puntland ay xilligaan ka tirsan yihiin Ciidanka Xoogga ee SNA.
Ciidanka Ilma Diyaano, (PSF-tii hore), ee fadhigiisu yahay Bosaso iyo ciidanka Jimcaale, (Danab), ee fadhigiisu yahay Garowe ay aa gaaray magaalada Laascaanood iyagoo ay u yeeratay DFS si ay u uilaaliyaan madaxweyne Xasan Sheekh.
Xasan Sheekh ayaa sandareerto u tuura Ciidamadaas isagoona ka dalbaday inay amnigiisa sugaan.
