Dhagayso: Nabadoon C/casiis Xaarin oo ka hadlaya boobka Xasan Culusooow ”Mudug Marka oo kale ma aha”

0

Nabadoon C/casis Ow Yusuf Xaarin oo kamida Nabadoonada Gobolka Mudug ayaa wuxuu jawaab waafiya siiyey xasan Culusoow oo raba in uu bililiqaysto Gobolkii dhamaa ee Mudug, Cajiib

Wuxuu kaloo nabadoonku hadalo digniin kamadambays u jeediyey Hogaamiye kooxeedka C/xasan Cawaale Qaybdiid oo sheegta inuu madaxweyne ka yahay xaafada Baraxleeey ee ku taala duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhagayso Nabadoon Xaarin

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *