Daawo video: Xasan Culusoow oo Maraykanka gaaray

0

Madaxa Xamar Xasan Culusooow ayaa gaaray Maraykanka si uu uga qaybgalo shir ka dhacaya Maraykanka. shirkaas ayaa wuxuu u dhexeyaa Maraykanka iyo Afrika. Dadweynaha Soamaliyed ee ku dhaqan Maraykanka ayaa si lixaad leh isugu diyaariyey mudaharaad ay uga soo horjeedaan Xsan Culusoow oo loo igmaday masuulnimo Somaliya laakiin u xuubsiibtay masuul Xamar.

 

Hoos ka daawo xasan Culusoow

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *