Daawo Video: Madaxwaynihii hore ee Puntland oo shacabka Hambalyo u diray

0

Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole oo ka qayb galay munaasibad lagu xusayo sanad guuradii 16-aad ee aasaska Puntland oo ka dhacday magalada Melbourne ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray shacbaka.

Hoos ka daawo Dr Faroole

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *