Daawo Video: DFS oo shirkad Heshiis kula gashay inay Baarto laga bilaabo Garacad ilaa Raas Kambooni

5 Sebtember 2015 (Puntlandes) Dawladda Xamar ayaa maanta waxay Magaaladaas Heshiis kula gashay shirkad la yiraahdo Spectrum ASA, inay Baarto Dhulka u dhexeeya Garacad ilaa Raas Kambooni waa sida uu sheegay Wasiirka Shidaalka ee DFS. Heshiiskaas ayaa waxaa goobjoog ahaa Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Daawo Munaasabadii saxiixa Heshiiska

About The Author