Daawo Video-Akhiriso: Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Sare ee DFS oo loo Hogaansami waayey!!Col Gurigiisii Alifle dhacay!!

6 Sebtember 2015 (Puntlandes) Korneel ahaan jiray darawalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Maxamed Siyaad Barre iminkana ah darawalka Raysul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke laguna magacaabo Korneel Xaashi Bulxan Maxamed (Furre) ayaa gurigiisa oo ku yaala magaalada Xamar xoog looga saaray.
Korneelka ayaa waxaa lagu soo weeraray weeraray Ciidamo iyo tikniko, waxaana soo weeraray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab.

69c
Maxkamada Sare ayaa waxay soo saartay Xukun ay ku Xukuntay inuu Guriga Mulkiyadiisa leeyahay Korneel Xaashi Bulxan Maxamed (Furre) laakiin taas looma hogaansamin XAMAR oo aysan ool wax dawladnimo la orankaraa.
Daawo Korneel Xaashi Bulxan oo ka hadlaya BOOBKAN

Akhri Qoraalkii ka soo baxay Maxkamada Sare
69d

69e

69f

69g
Puntlandes.com

About The Author