Daawo Video: Shirka Progf Galayr ee Balicad oo la dhaliilay & Taagerayaashiisa oo difaacay

12 Sep 2015 (Puntlandes) Waxgarad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Degaanada SSC ayaa waxay dhaliileen shir ka socda Tuulada Balicad oo uu garwadeen ka yahay Prof Cali Khaliif Galayr.

49g

Taageerayaasha Prof Galayr ayaa dhankooda difaacay Shirka Galayr iyagoo sheegay inaan loo joojinayn kuwa diidan.

Daawo Caaqil Cali Cabdi Cali (Cali – Dahable)

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Barlamaanka Khatumo Iyo Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Barlamaanka Khatumo oo sheegay inay iskaga bexeen shirka Prof Galayr ee Tuulada balicad

Daawo Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha ee maamulka Prof Galayr oo beeninaya inuu Prof Galayr u socdo Hargaysa, Somaliland

Daawo Taageerayaasha Prof Galayr oo Difaacaya Prof Galayr

Daawo Taageerayaasha Prof Galayr oo si ay u Difaacaan Prof Galayr u tagay Tuulada Balicad

About The Author