Daawo Video: FADEEXAD-Safiirka Somaliya Talyaniga u fadhiya oo Sir badan kashifay!!

13 Sep 2015 (Puntlandes) Safiirka Somalia u Fadhiya dalka talyaaniga Jeneral Muse Xasan Cabdulle ayaa kashifay CEEB, QABYAALAD, masuqmaasuq iyo maamulxumo ay samaysay DFS, iyadoo EEX iyo QABYAALAD u samaysay arrintaas Foosha xun.

78c

Abm Muse Xasan ayaa sheegay inuu jiro Safiir kale oo si Qabyaalad ay uga wakiil ah DFS dalka Talyaaniga isagoo uu meesha Joogo Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalkaasi oo ah isaga.

 

About The Author