Daawo sawir macne wayn samaynaya oo ku saabsan Shirka Xamar

20 Sep 2015 (Puntlandes) Farshaxanka AminAmir ayaa sameeyey sawir macne wayn samaynaya ama xambaarsan oo ku saabsan Shirka Xamar ee loogu yeeray ka tashiga habka doorashada sanadka dambe ee 2016ka.

Waxaa CAJIIB ah, micne wayna xambaarsan sida ay madaxda Soomaalidu ugu Ciyaarayaan sidii caruurtii meesha Caruurtu ku ciyaarto iyo waliba sida uu mid kasta xaalkiisu yahay ama u taraaraxayo. Waxay kala noqdeen mid yaqaan, mid aan aqoon, mid baqaya iyo mid QARSOON oo aanba la arkin maadaama uu Sharci daro ku sheeganayo maamul!!!

Amb Kay iyo Gen Gebre oo ay diyaar u tahay Qorshahooda ayaa ka muuqda sawirka.

85a

About The Author