Daawo Video: Qaar ka mid ah isimada Puntland oo ku Baaqay in la joojiyo Colaada ka aloosan Deeganada Cagaare iyo Qorilay

20 Sep 2015 (Puntlandes) Isimadii Puntland ee ka qayb galay Qado sharaf uu u sameeyay Ugaas Maxamuud Sheikh C/qaadir Shoole Wafdigii Madaxweynaha Puntland ee ku sugnaa Gobolka Mudug iyo Isimo ayay ku baaqeen in la joojiyo Colaada ka soo Cusboonatay Deeganada Cagaare iyo Qorilay ee ku yaala Xuduudaha Itoobiya iyo Soomaaliya.

Daawo Qado Sharafka uu Ugaas Maxamuud sameeyey

9

Daawo Baaqa Isimada iyo madaxweyne GAAS

Puntlandes.com

About The Author