Warbaahinta Puntlandes: Ciid Wanaagsan

24 Sep 2015 (Puntlandes) Maanta oo ah 24ka Sep 2015 waxaa dhamaan caalamka Islaamka u dabaaldagayaan Ciidul Adxa.

88b

 

Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes waxay hambalyo ku aadan Ciidul Adxa u dirayaan dhamaan ummaddaha Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, waxay kaloo si gaar ah HAMBALYO ugu dirayaan Akhristayaasha sharafta badan ee ku xiran Warbaahinta Puntlandeswaxayna leedahay ku Ciida Bashbash iyo Baraare.

About The Author