Muuqaal: Baarlamaanka Puntland oo Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sannad-maaliyadeedka 2027
21 Nov 2026 (Puntland.com) Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sannad-maaliyadeedka 2027.
Waxaa ogolaaday 38 Xildhibaan, halka uu diiday 1 Xildhibaan ayna ka amuseen 4 Xildhibaan, sidaas ayeyna ansax ku noqotay.