Wasiirkii Gaashaandhigga DFS Axmed Fiqi oo xilka laga qaaday
23 Nov 2026 (Puntland.com) Wasiirkii Gaashaandhigga DFS Axmed Fiqi ayaa waayey xilkiisa laga qaaday. waxaana xilkaasi loo magacaabay Xildhibaan Saadiq Joon, Taliyii hore ee Booliska Banaadir oo si wayn loogu xasuuso kala-guurkii hore, isagoo markan yimi kala-guur ay gorodda iskula jiraan dowladda iyo mucaardka.
Xildhibaan Saadiq Joon ayaa lagu tirinayaa inuu riixayey madaxweynaha dalka Jabuuti oo gabadhiisa qabo, iyadoo Fiqi baxay isagoo caynaya mucaaradka maamulka Xasan Sheekh