Muuqaal: Guddoomiye Madaxa i furan “Khawaarijta, shisheeyaha nagu soo duulay iyo kuwa dabadhilifka u ah, seddaxdaas kooxood oo iskaashanaya waxaan go’aansanay dalka inaan ka difaacno”
23 Nov 2026 (Puntland.com) “Khawaarijta, shisheeyaha nagu soo duulay iyo kuwa dabadhilifka u ah, seddaxdaas kooxood oo iskaashanaya waxaan go’aansanay dalka inaan ka difaacno,” Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur.