Faahfaahin: Safarkii Xaabsade uu ku wajahnaa Garowe

0

Bursaalax (Pes): Siyaasi Xaabsade oo soo gaaray maantay magaalada Bursaalax ayaa waxaa ilo xog ogaal ah u sheegeen Puntlandes in caawa  uu ku hoyan doono Bursaalax. Kadibna uu ku wajahan yahay Garowe caasimada Puntland.

Todobaadkii hore ayey ahayd markii Xaabsade walaalkiis Dolaal Cabdi Xaabsade uu kala goostay Somaliland ciidamo iyo tekniko fara badan. Arintan ayaa waxaa ka dambeeyey Xaabsade. Waxaa lagu wadaa in ay kulmaan Xaabsade iyo walaalkiis Doolaan.

Xafiiska wararka Bursaalax

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *