DAAWO VIDEO: Mas,uuliyiin Xisbiga wadani ee Somaliland ” Xaabsade iyo Fu,aad tegidooda Madaxtooyadaa u sabab ah”

0

Waxaa maantay shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargaysa caasimada Somaliland masuuliyyin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani. Waxayna ku eedeeyeen in ay Xukuumada Soamliland sabab u ahayd in ay dalka ka goostaan masuuliyiin miisaan culus ku lahaa bulshada dhexdeeda. Waxay magacaabeen goosashadii siyaasiyiinta jilib culusta ah ee kala ahaa Xaabsade iyo fu,aad kaga goosteen Somaliland.

 

Waxay kaloo ka hadleen xuduudaha Somaliland oo xirnaa in mudo ah.

 

Hoos Ka Daawo shirkii jaraa,id

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *