Go’aano kasoo baxay wadatashigii u dhexeeyay dowladda Puntland iyo xildhibaanada DFS “Wadohadalo lala galo Xasan Culusoow”

0

Garoowe (Pes) Shirkii wadotashiga ee u dhaxeeyey Dowladda Puntland iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Puntland kuna jira Baarlamaanka DFS ayaa saaka go’aano kasoo baxeen. Shirkaas oo socday muddo labo cisho kana socday xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe.

Qodobada oo ka koobnaa afar qodob waxaa ugu muhiimsanaa in Dowlada Gaas wadohadalo la gasho tan Xasan Culusoow iyo In lagu yiri qodobka afraad ”heshiiskii Xamar ka dhacay ee lagu samaynayey Dowlad Gobolada dhexe Mudug iyo Galguduud wuxuu xagudub ku yahay dastuurka Federaalka (oo Xamar baaba taqaan s´dastuurkay ka hadlayaan? Soow iyagii waa hore waxna bedelay waxna tuuray)

Halkaan ka akhri go’aanada.
592

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *