(Dhagayso- War-Murtiyeed) Puntland oo Beesha Caalamka iyo Reer Puntland Ka Codsatay In Gurmad Deg-Deg la soo gaaraan deegaamada Abaarahu ka jiraan

0

Garore (Pes): Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa Beesha Caalamka iyo Dadka reer Puntland ka codsatay in gurmad deg-deg ah la soo gaaran Deegaanada abaaruhu ku dhufteen Ee Puntland oo ay ugu daran yihiin Gobolka Bari,Gobolka Gardafuu,Gobolka Sanaag Gobolka Haylaan ,Gobolka Nugaal ,Gobolka Karkaar iyo Gobolka Mudug gaar ahaan (Degmooyinka Tawfiiq ,Saaxo iyo Jariiban iyo dhammaan Tuulooyinka iyo Deeganada xeebta Ku yaal ee Puntland.

Halkan ka akhriso warmurtiyeedka

621

 

Halkan ka dhagayso shirkii jaaid ee Gaas

Ku Dhagayso MP3

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *