Xog: DFS ta Xasan Culusoow oo ay ka degiwayday qodobadii shirkii wadotashiga ee 20 kii Agoosto

0

Gaalkacyo (Pes): Dadka ku habsaday Xamar iyo hogaamiyahooda Xasan Culusoow ayey ka degiwaydaysidii caadada u ahayd qodobadii ka soo baxay shirkii wadotahiga ee 20 ka Agoosto. Sargaal ka tirsan xafiiska Culusoow ee Villa Xamar ayaa yiri mar uu la hadlay saxaafada in ayiri ” Puntland waxay maamushaa labo gobol iyo bar u dhiganta 13 % kaliya oo Soamalia  ka mid balse waxay doonaysaa in loola dhaqmo sidii in ay maamusho 50%” Wuxuu kaloo intaa ku daray in ay dowladoodu aaminsan tahay inuusan jirin khilaaf wayn. Dastuurkii ay sheegeen in la bedelay waxaa loo saaray gudi arintan  kale ee maamul u samayta Gobolada dhexena waa gardaro waxa ay Puntland ku diiday.

Sargaalka ayaa kusii daray isagoo yaaban in dhibka ugu wayn ee jiraa yahay Puntland oo aan xaqiiqada ogayn ama iska indho tiraysa!!!  

Waa yaabe ma waxay rabaan in lagula socdo in ay magaca Soomaaliya ay ku qaraabtaan oo iyaga kaliyah wax ku helaan sidaasna ay isku hor istaagaan in aysan Soomaaliya dowladi ka hanaqaadin

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *