Dhagayso: Prof Galayr oo taageeray ”Gobolada Dhexe”

0

Gaalkacyo (Pes): Ka dib markii ay dagaal uga qabsatay Somaliland Tuulada Saaxdheer oo ay Cadaadeeda iyo Bilcilkeedu u ahaayeen Xafiis Maamulka Khaatumo ee loo doortay Prof Galayr ayuu wuxuu Prof ku isku caanoshubay Tog ku yaal xadka itoobiya. Halkaas o oka hadlay maalintii shalay ahayd ayuu wuxuu taageero lixaad leh u muujiyey maamul ku sheega ay rabaan Culusoow iyo tolkii in ay ku dhacaan Gobolkii dhamaa ee Mudug.
Galayr ayaa faray taageerayaashiisa dibada iyo gudaha in ay la dhisaan Dowlada Gobolada dhexe wax uu ugu yeeray dadka dega halkaas. Wuxuuna yiri waa tol noo soo kordhay.

Hoos ka dhagayso Galayr

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *