Sawiro-Dhagayso: Prof Galayr oo sheekoonyinkiisii bilaabay ”war hadayba jirto wada dhalashada”

0

Gaalkacyo (Pes): Prof Galyr oo lagu qabtay Xafladii Caleemo-Saarkii Togga-Ereg dhexdiisa ayaa ka hadlayey goobtaas  ayaa wuxuu calaamad  su,aal geliyey wada dhalashada dadka isku meesha ka soo jeeda . Waxaana hadaladiisa ka mid ahaa ”war haday jirto …. Na daaya”

Galayr ayaa wuxuu caado ka dhigtay in uu hadalo aan laga fiirsan ku hadlo..

 

Hoos ka dhagayso Galayr


Halkana ka daawo sawiradii caleemasaarka

56

 

50

51

52

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *