Daawo Video: Heesta Cusub ”Puntland lama qabsado” Erayadii Abwaan Bashir Abdi Jama Shiish

2 July 2016 (Puntlandes) Heestan Cusb oo shalay soo baxday magaceedana la yiraahdo ”Puntland lama qabsado” waana Laxankii Jooqle Shire waxaana ku luuqaynaya Jooqle Shire iyo Aamino Dhool, Muusikadii Qaasim Maxamed Karaama.

197-2

197-2a1

Heestan ayaa waxay kasoo maaxatay oo ku farayaraystay Abwaan Bashir Abdi Jama Shiish oo ku nool dalka Sweden magaalada Växjö. Warbaahinta Puntlandes oo uu Abwaanku si gooni ah uu usoo gaarsiiyeyna way u mahadcelinaysaa.

Da

Abwaan Bashir Abdi Jama Shiish
Puntlandes.com

About The Author