Golaha Wasiirrada DFS oo Gen Gaafoow u magacaabay Taliyaha Ha’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka

16 July 2016 (Puntlandes) Golaha Wasiirrada DFS ayaa shirkoodii maanta si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu ahaado S/G C/laahi Gaafow Maxamuud.

227-7b1

Gen Gaafoow ayaa si KMG ah u ahaa Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka intii laga qaaday Taliyihii hore ee Hay’adaas Tuuryare. Gen Gaafoow ayaa waqti aad u dheer waxa uu ahaa Taliya Socdaalka DFS iyadoo aan ilaa iyo iminka Mas’uul kale aan loo magacaabin xilkaas.

Puntlandes.com

 

About The Author