TACSI: Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ku Geeriyooday Dalka Hindiya

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa manta oo ay taarikhdu tahay 25ta July 2016ka ku geeriyooday dalka Hindiya Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal

222-5a2

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirasaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qayska Reer Cali Cigaal meel kasta oo ay joogaan, waxay kaloo si gaar ah Tacsi ugu diraysaa Caruurtii uu ka tagay marxuumku.

Waxayna Allah uga baryasaa Marxuumka inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday, Amiin, Amiin

About The Author