Daawo Video-sawirro: Qado Sharaf Xulka Puntland loogu sameeyey Muqdisho

25 July 2016 (Puntlandes) Xulka Kubadda Cagta ee Puntland ee Mogadishu ku sugan ayaa waxaa Qado haraf shalay  u sameeyeen Wasiir Dr Khaalid Cali Cumar iyo Xaaskiisa Roodo Maxamed Isticmaar.

Qado sharaftaan Waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Cadaalada DFS Gen Cabdulaahi Jaamac Ilkajiir Iyo Xildhibaanada ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Sanyare, Xildhibaan Seed, Duqii hore ee Dagmada Bossaso Maxamed Siciid Shabeelle.

229-1

229-1a

229-1a2

229-1a3

229-1a4

229-1a5

229-1a6

229-1a7

Puntlandes.com

About The Author