Sawirro: Villa Somalia oo Hay’adda USAID Ka dhaadhicisay Ina Waqooyiga Mudug Yahay Dhul Laysku Haysto

30 July 2016 (Puntlandes) Shir ayaa waxa uu ku dhex maray Minneapolis, MN Madaxda ugu sareeyay Hay’adda USAID iyo Ururka IANA (Islamic Association of North America), waxaana  laga qaybiyay MAP muujinaya in Hay’adda USAID laga dhaadhiciyay iyo Waqooyiga Gobalka Mudug uu yahay dhul lagu muran san yahay.

Hay’adda USAID ayaa laga dhaadhiciyay in Waqooyiga Mudug lagu muran san yahay,waxaana muujinaya MAP lagu soo bandhigay Shirka Minneapolis, waxaana Mapka laga qaybiyay Shirka lagu cadeeyey in Hay’adda USAID ay u aqoonsatay Waqooyiga Mudug dhul ay ku muransan yihiin Puntland iyo Galmudug.

Xafiiska Xassan Sheikh ayaa waxay ka dhaadhiciyeen Xafiiska Hay’adda USAID ee Muqdisho  in Waqooyiga Mudug ay ku muransan yihiin Puntland iyo Galmudug taasoo aan ahayn wax jira ay ka tirsan tahay Puntland ayna ahayd dadkii wax ka aasaastay.

Hoos ka daawo sawirrda muujinaya

229-4a7

229-4b1

229-4b

Puntlandes.com

About The Author