Daawo muuqaal & sawarrada sidii loogu soo dhaweeyey Xulka Puntland

31 July 2016 (Puntlandes) Shacab aad u faro badan oo qaarkood ay ka yimaadeen Gobolada kale ee Puntland ayaa maanta ka qayb qaatay soo dhawaynta Xulka kubadda cagta ee Puntland oo soo qaaday koobkii dawlad Goboleedyada Soomaaliya.

Shacabka soo dhawaynayey Xulka Puntland ayaa isugu soo baxay wadooyonka waayan iyo Barxada  magaalada Garowe.

Daawo muuqaal & sawarrada sidii loogu soo dhaweeyey Xulka Puntland


229-5b

229-5b9

229-5b8

229-5b7

229-5b6

229-5b5

229-5b4

229-5b3

229-5b2

229-5b1
Puntlandes.com

About The Author