Madaxtooyada Puntland oo ay goor dhow ka bilaabanayso Xaflad ballaaran oo lagu soo dhawaynayo Xulka Puntland

31 July 2016 (Puntlandes) Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa waxaa goor dhow ka bilaabanayso Xaflad ballaaran oo lagu soo dhawaynayo Xulka Kubadda cagta Puntland ee soo qaaday Koobkii Dawlad Goboleedyada Soomaaliya.

229-5c1

Xaflad soo dhawaynta ah ayaa waxaa kasoo qayb galaya madaweynaha dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, kuxigeenkiisa, Golayaasha dowlada iyo Marti Sharaf badan oo lagu Casuumay.

Kala soco faahfaahin iyo sawiro Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author