Dhagayso: Gudoomiyaha Baay oo baaq u diray dadka kasoo jeeda KGS ee Puntland kunool

22 Aug 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Fiid Cabdillaahi Maxamed oo waraysi siiyey idaacadda Radio Daljir ayaa ayaa dadka ka soo jeeda Gobollada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku nool Puntland u soo jeediyey in ay ka qaybqaataan ammaanka deegaannada ay ku noolyihiin ee Puntland, gacanna siiyaan ciidama ammaanka eek u hawlan sugidda nabadgalyada.

230-3a4

Baaqa Guddoomiyaha ayaa yimid iyadoo shalay magaalada Galkacyo ay ka dhaceen Weerar labo Qarax loo adeegsaday oo khasaare aad u wayn gaystay.

Dhagayso Guddoomiye Fiid

Puntlandes.com

About The Author