Dhagayso: Eng:Camay oo lahadlay Maamulladda dariskaa iyo Hay’addaha Caalamigaa

22 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Eng:Camay oo maanta soo gaaray magaaladda Gaalkacyo ayaa sheegay in loo baahan yahay, in Maamullada dariska la ah Puntland ay ka qayb qaataan sidii looga wada shaqayn lahaa amaanka.

Kusimaha madaxweynaha ayaa balan qaaday in dag dag loo dhisi doono isbitaalka weyn oo uu soo gaaray, Bur bur xoogle, waxaana uu hay’addaha caalamigaa ka codsaday, in arinkaas wax kala qabtaan.

“Dadka waxaan sameeyey waxaa ay soo mareen oo samada ka aysan imaan, gaadiidka iyo qalbkaba, marka waxaa muhiim ah in maamuladda nala dariskaa ay nala shaqeeyaan, sida Maamulka Galmudug oo aan marar wada shaqaynay iyo Somaaliland” ayuu yiri kusimaha madaxweynuhu.

Waxaa kale oo uu umahadceliyey madaxdii uga soo tacsiyeysay, qaraxyadii ka dhacay Gaalkacyo, kuwii soo wacay iyo kuwii saxaafadda la hadlayba.

Daawo sawirrad Bubr burkii Isbitaalka Gaalkacyo

IMG_3382

IMG_3395

IMG_3398

IMG_3402

IMG_3405

IMG_3406

IMG_3411

IMG_3414

IMG_3420

IMG_3421

IMG_3430

Puntlandes.com

About The Author