Dhagayso: Muxuu Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland kayiri wareegtooyinkii soobaxay, ee Gal mudug eedaysay.

Kusimaha madaxweynaha, Dowladda Puntland Eng:C/xakiin Xaaji cumar Camay. (Sawirka:Puntlandes/Gaalkacyo)

Kusimaha madaxweynaha, Dowladda Puntland Eng:C/xakiin Xaaji cumar Camay. (Sawirka:Puntlandes/Gaalkacyo)
Kusimaha madaxweynaha, Dowladda Puntland Eng:C/xakiin Xaaji cumar Camay, saxaafadda lahadlaya Maanta, Axad,28,Augu,2016. (Sawirka:Puntlandes/Gaalkacyo)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna kusimaha madaxweynaha Dowladda Puntland, Eng: C/xakiin Xaaji Cumar Camay, ayaa maanta ka hadlay, wareegtooyin uu horay usoosaaray oo saameeyey dhamaan gobolka Mudug.

Eng: Camay ayaa si qeexan u faah faahiyey ujeedka wareegtooyinkaas, waxaana uu sheegay, inaysan cidna uga haybaysanayn amaaka gobolka iyo mandiqadad Puntland, isaga oo sheegay in gaadiid Puntland ay ku ekaan doonaan Gaalkacyo, Kuwa Koonfurtuna ku ekaan doonaan Koonfurta.

Wareegtooyinkaan ayaa saameeyey dhamaan gobolka iyo Puntland, waxaana ay magaaladda Gaalkacyo ka dhigayaan, kastan cusub oo ay Dowladda Puntland soo kordhisay.

Halkaan ka dhagayso hadalkii Madaxweynaha ku xigeenka.

 

Xafiis warqabad ee Puntlandes.com
Gaalkacyo,Puntland,Somaliya

About The Author