War dag dag ah: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Is casilay (Dhagayso).

Wasiirka war faafinta Dowladda Puntland Maxamuud Xassan Soo cadde, ayaa iska casilay iska casilay xilkii uu u hayey Dowladda Puntland.

Mr.Soocadde ayaa waxaa uu sheegay in ay haystaan howlo isaga u gooni ah, uuna waraaqdiisa u geeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Madaxweynuhuna ka aqbalay in uu xilkaas isaga tago.

Wasiirkii hore wasaaradda war faafinta Hiddaha iyo dhaqanka Puntland, Soocadde ayaa meesha ka saaray in ay jiraan wax xurfug ah oo u dhaxaysa isaga iyo Madaweynaha Puntland ama Madaxweyne ku xigeenka.

 

Dhagayso.

About The Author