Agaasimaha Ladagaalanka Bur cad badeeda oo faafhinyey sababta Dayaca haysta Dhalinyarad Soomaaliyee ee Hindiya kuxiran iyo kuwa kalaba (Dhagayso)

C/riaaq Maxamed Dirir (Duceysne) oo ka hadlay arinta dhalinyarad soomaaliyee ee ku xiran Hindiya,kuwaas oo la sheegay in lagu xukumay dil Toogasho ah.

Agaasimaha ayaancadeeyey in uusan jirin wax xukun ah oo ku dhacay dhalinyaradaas, waxaan uu intaas ku daray in ay dhalinradaani ahaayeen 120nin oo ii nin dhintay, lana qabtay 2011 ilaa 2012, dhaliyaraadaas ayaa 118 kamid ah waxay qiratay in danbigaas ay galeen, halka mid kamid ah uu diiday.

Agaasimaha ayaa sheegay in ay ayaandarro tahay, in ilaahadda aan dhalinyradaas loo gurman, ayna DF ka gaabisay in ay dhalinyaradaas garab istaagto, dayaca dhalinyarada ay Dowladdu Masuul katahay.

Agaasimaha ayaa sheegay in RW Cumar C/rishiid uu ka jawaabi waayey, codsi la doonayey in lagu soowareejiyo, dhalinyro Soomaaliyeed, oo ku xiran Iran, dhamaan dhalinyarada ku xiran dalalka kalana ay sidaas oo kale u dayacan yihiin.

 Dhagayso.

 

About The Author