Isuduwaha Wasaaradda Warfaafinta Gobolka Mudug oo ka Hawl galkii Gaalkacyo (Dhagayso)

Isuduwaha wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland, ayaa saaka waxaa uu ka war bixiyey dagaal ka dhacay duleedka magaaladda Gaalkacyo, dagaalkaas oo udhexeeyey Ciidanka Difaaca Puntland iyo Koox ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalka ayaa sida la sheegay waxaa lagu bur buriyey gaadiid Dagaal iyada oo sidoo kalana lagu dilay rag kale.

Xarakada Al-shabaab ma aysan sheegan wali, inkasta oo ay Galmudug sheegtay in ciidankaasi uu ka tirsanaa ciidankeeda, isuduwaha ayaa sheegay in ay burburiyeen fariisinkaas, ayna ku daba jiraan Firxadkii cararay.

Dhagays.

About The Author