Sarkaal ka tirsanaa hay’adda waddooyinka Puntland oo Garowe lagu diley

Waxaa xalay fiidkii Magaalada Caasimada ah ee Garowe lagu diley AUNCabdirshiid Bulxan Boqor Cismaan Boqor oo ka tirsanaa Hay’ada Wadooyimka Puntland isla markaasna ahaa  Qurbo joog reer London ah.

313

Hotel Towfiiq nawaaxigiisa ayaa lagu diley Marxuumka illaa hadana lama garanayo cida ka dambaysay dilka marxuumka, waxaan socda baaritaan ay wadaan Ciidanka Bileyska iyo kuwa sirdoonku,

Howlwadeenada Warbaahinta Caalamiga ee Puntlandes waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Bulxan Cismaan Boqor Geeridan naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cabdirshiid.

Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa Janadiisa ka waraabiyo Amiin Amiin

 

Puntlandes.com

 

About The Author