BREAKING NEWS: Qarax xoogan oo qasaaro geystay oo ka dhacay dhawaan magaalada Muqdisho

2 okt 2016 (Puntlandes) Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa goor dhawayd ku qarxay wadada hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

226-3

Ilaa iyo iminka ma jiro war sugan oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay Qarax, laakiin war hor dhac ah oo ay warbaahinta Puntlandes heshay ayaa sheegayo in uu jiro dhaawacyo qaraxu sabab.

Faahfaahinta warkaas dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii uu rabi idmo

Puntlandes.com

About The Author