Dhagayso: Gudoomiyaha Dagmada Jariiban oo Xaalad adag ka warbixinaya

Gudoomiyaha Dagmada Jariiban Maxamed Yuusuf Shirwac, oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu ka qayla dhaamiyey xaaladda abaareed ee Dagmada Jariiban.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay dagmadu haatan ku jirto xaaladda adag oo khatar, waxaa uu sheegay in biyo la’aan ba’ani ka jirta dagmada, waxaa kale oo uu sheegay in xooluhu dhimanayaa Nur la’aan awgeed, sidaas darteedna ay dadakii miyigu haatan soogalayaan Magaalooyinka ugu dhow.

Dhagayso Codkii gudoomiyaha.

 

About The Author