Dhagayso :Galmudug ”Gaalkacyo lagama dhisi karo Dhisme Cusub”

25 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaasho Cabdi Carabey ayaa ka Hadlay Colaada uu ka wado maamulkiisu magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inaan laga dhisi karin magaalada Gaalkacyo dhisme cusub, CAJIIB.

Dhanka kale Carabeey ayaa dagaalaka ay Huwantu kusoo qaaday Gaalkacyo waxa uu ku eedeeyey dawlada Puntland, halkan ka akhriso afhayeenkiisa oo QIRAYA inay Galmudug dagaalka wado aysana joojin doonin.

Dhagayso Carabeey

Halkana ka dhagayso Afhayeenkiisa oo QIRAYA inay Galmudug dagaalka wado


Puntlandes.com

About The Author