Mee Raysal Wasaarihii imaan lahaa Puntland oo ay qorayeen Saxaafada Puntland?

130

Gaalkacyo (Pes) Saxaafada ku hadla afka xukuumada uu hogaamiyo Dr Gaas ayaa waxay qoreen sitimaankii hore dabayaaqadiisii in uu imaandoono  Caasimada Puntland ee Garowe Cabdwali Shiikh Wasiirka koowaad ee dowlada Xasan Culusoow. Isagoo sida ay faafiyeen wadahadalo la gelidoona Gaas ka Puntland.

 

Waxaa in la iswaydiiyo mudan muxuu uga baahan yahay xasan Culusoww madaxa Villa Xamar in uu kala hadlo Dr Gaas maadaama uu isagu gacanta ku hayo maamulana Puntland. Sida u qorshaysana dhawaan u kala googayndoona Puntland cad-cad.

Waxaa kaloo iswaydiin mudan Wasiirka koowaad ee Villa Xamar maxaa ka go’a ? Dhawr jeer oo uu qorshaystay in uu booqdo Puntland waxaa ka hor istaagay kooxda Xasan oo u arka in aysan mudnayn in la booqdo Puntland.

Puntlandes.com

About The Author